Hiirammaal

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Maalidda xoolaha subax hore intaysan qorraxdu soobixin la maalo.


Hiirammaal

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lay, -shay)

Xoolo intaysan qorraxdu soo bixin maalid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiirammaal

hiirammaalid | hiirammaalis |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg