Hilaadi

Qaabnaxa: Fal Gudbe1/2 | Verb Transitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/isay; -iyi)

1. Wax qiyaastooda malayn. 2. Wax odorosid (roob).


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hilaadi

hilaadin | hilaadis | hilaadiyid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg