Hilbee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -beysay)

1. Wax cad-cad u googoyn. 2. Neef qalid. 3. Qof tumid ilaa uu jilco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hilbee

hilbeyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg