Hillaac

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Iftiin xoog leh oo daruuraha isku dhaca ay bixiyaan waqtiga roobka.


Hillaac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

Daruuro isku dhacay iftiin bixin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hillaac

baraf-dhagax | duufaan-onkodle | hillaacid | walalac | walalaclee |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg