himilee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -laysay)Wax cabbirkooda ama qiyaastooda raadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh himilee ↴
himilayn [m.f.dh]
eeg himilee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg