Himmajabsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax himmajabay ahaansho. ld himmadjabsan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga himmajabsan

himmadjabsan | himmajabsanaan | himmajabsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg