Hingo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Neef si xoog leh dhuunta dadka u soo marta oo qaarka sare dhaqaajisa. ld higgo¹, hungo (2).


Hingo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-gaday, -gatay)

ld hingoo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hingo

higgasho | higgo | higgo | higgoo | higgood | hingasho | hingoo | hingood |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg