Hinni
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l/dh)Meel dhirtu ku badantahay; jiq.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hinni ↴
laahinnimo | laashinnimo | dhinniin | dhinnix | godshinni | hinnig | hinnigsan | hinnigsanaan | hinnigsanaansho |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

