Hintifay

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yo, m.dh)

Nooc dhurwaaga ka mid ah oo gaagaaban, madax buuran oo geela iyo xoolaha kaleba laaya. ld hintifaay.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hintifay

hintifaay |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg