Hiraaci

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

H. ah: biyo, war, weel iwm balli ka buuxsamaya.


Hiraaci

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Biyo fadhiya dhaqdhaqaaq yar samayn. 2. Balli, war, weel iwm biyo ka buuxsamid. ld haraaci².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiraaci

haraaci | haraacin | hiraacin | shiraacid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg