Hiraahir

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Neeftuur xooluhu sameeyaan marka ay qorrax kulul qabato. ld haraahir¹, haraanhir¹, hiraanhir¹.


Hiraahir

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Nafley qorrax kulul qabatay neeftuur samayn. ld haraahir², haraanhir², hiraanhir².


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hiraahir

haraahir | haraahirid | haraahirsan | haraahirsanaan | haraahirsanaansho | haraanhir | haraanhirid | haraanhirsan | haraanhirsanaan | haraanhirsanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg