Hirig

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xidh, hawd, juq, jiq iwm oo marka la dhex maro, dadka iyo xoolaha maqaarkooda dhibaato soo gaarsiiya.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hirig


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg