Hirimmaale
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hirimmaale ↴
hiddiwaale | hiyiwaale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg