Histeeriya

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad cudur maskaxeed oo astaamaheeda ugu waaweyn ay ka mid yihiin caadifad aan dagganeyn kalahadal, duufsasho u dabacsanaan iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga histeeriya


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg