Hitrosaygas

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(baay.) Marka la sharxayo noole labo aliil oo kala duwan leh, kaas oo xukuma muuqaal gaar ah. Xaaladda muuqaalka nooluhu soo saaray waxay noqonaysaa mid ku xidhan aliilka shiiqiyaha ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hitrosaygas


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg