hodanow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Qof hanti leh noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hodanow

hodanoobid [m.f.dh]
eeg hodanow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg