Hogdhagax

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

1. Meel hog ah oo dhagaxa laga guro. 2. Meesha dhagaxa lagu gubo si nuurad looga dhigo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hogdhagax


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg