hogeysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax hog lagu bisleeyey ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hogeysan ↴
hogeysnaan [m.f.dh]
eeg hogeysan. ld hogeys-naansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg