hogol
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

1. Daruur. 2. Sayn roob ah oo meel ka curtay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hogol

hogocraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld hogolraac.

hogocraacid [m.f.dh]
ld hogolraacid.

hogolraac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
Meel roob ka da'ay u guurid; roobraac. ld hogocraac.

hogolraacid [m.f.dh]
eeg hogolraac. ld hogocraacid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg