hogotusaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)Arrin xaqiiqdeeda wax ka sheegid. ld hogatusaalee.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hogotusaalee ↴
hogatusaalee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
ld hogotusaalee.
hogatusaaleyn [m.dh]
ld hogotusaalee.
hogotusaaleyn [m.f.dh]
eeg hogotusaalee. ld hogatusaaleyn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg