Hoji

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. (f.g) Wax socda joojin. 2. (f.mg) U h.: cid wax u jeedsiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoji

hojin | hojis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg