Holac-dulul

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cyo .., m.dh)

(daaw.) Halaamacoodka mid ama ka badan ee dulalka agagaarka sanka ku yaal oo hawadu ku jirto.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holac-dulul


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg