Holansan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax holan lagu dubay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holansan ↴
holansanaan | holansanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg