Holce

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-cayaal, m.l/dh)

Waxyaabo si sahlan dabka u qabsan og, sida aalkolada, baansiinka iwm.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga holce


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg