hongorre
(m.l)

Dabayl kulul; hanfi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hongorre

holon [m.l]
1. Dabayl kulul; hongorre. 2. Gaajo iwm. 3. Carro, dambas iwm. oo kulul. ld holan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg