Honog
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Sangoror. Sangoror
Honog
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ngay, -nogtay; -ngi)Sanka dhiig ka sii deyn. ld hunug.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga honog ↴
hongid | hunug |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

