Hoobsii
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoobsii ↴
hoobsiin | hoobsiis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg