hoogaami
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoogaami ↴
hoogaamin [m.f.dh]
eeg hoogaami.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg