Hoolhool

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Gaashiyo banbannaan oo timihii ama dhogortii ka rifmeen oo ku yaal maqaar.


Hoolhool

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-oolay, -ooshay)

Harag ama saan gaashiye banbannaan u yeelid iyadoo timaha ama dhogorta laga rifayo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoolhool

hano | hoolhoolid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg