Hoombaro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Naasley badda ku nool, leh af dheer oo u eg kan shimbiraha, kor ka madow hoosna ka cad, la aaminsanyahay inuu leeyahay garaad fiican oo la tababbari karo. ld hobbabboro.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoombaro


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg