Hoorri
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Aqal Soomaali. 2. Qof aad u madow. 3. Dabayl kulul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoorri ↴
hoorid | hoorrimaad |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

