Hoosgunti

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Maro raggu hoos ka xirto.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoosgunti


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg