hoosiman
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax hoosin loo yeelay ahaansho (guro awr).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoosiman

hoosinnaan [m.f.dh]
eeg hoosiman. ld hoosinnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg