Hoosjooge

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gayaal, m.l/dh)

Qof dad kale ka hoos shaqeeya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoosjooge


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg