hooskuhar
(m.l)ld hoosaharre.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hooskuhar ↴
hoosaharre [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badan yihiin; hooskuhar. ld hooskuhar.
kudkude [m.l]
Dulin shilinta u eg dhiig-kunool ah oo badanaa laga helo meelaha digada xooluhu ku badanyihiin; hooskuhar.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg