Hordhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

1. Arar (suugaanta); gogol. 2. Hadal kooban oo qoraal ah, oo ujeedada buugga lagu koobo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hordhac


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg