Hordiyuulam

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-myo, m.dh)

(daaw.) Halaamacood muddo gaaban ee qanjir ku yaal baalka isha salkeeda oo uu keeno baktiiriya. Qanjirku waa adkaanaayaa dhexdiisana malax baa ku jirta.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hordiyuulam


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg