Horkeen

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

ld horkeenid.


Horkeen

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Labagudbe1 | Verb Transitive/Bitransitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

1. (f.lg) Qof wax hor dhigid. 2. (f.g.) Ka h.: laba qof is tusid. 3. (f.g) Iska h.: dad isku dirid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horkeen

horkeenid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg