Horro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-aday, -atay)

Neef ido ah oo ilmihiisu xerada looga reebay, galabnimo dhanka aqalka u soo cararid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horro

horrasho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg