Horujeed

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

1. Qof wax hareerihiisa ka socda aan la socon. 2. Arday quraankii weli wada oo aan naqtiin gaarin. 3. Qof daacadnimo badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horujeed


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg