Horusocod

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

(siyaa.) Qofkii haysta fikrad horusocod, oo jecel isbeddel in uu dhaliyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga horusocod

horusocodnimo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg