Hoyaatin

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

1. Waqti qorrax dhac ah oo hoy la aado. 2. H. ah: nafley u socota meeshii ay ku hoyan lahayd. 3. ld hoyasho.


Hoyaatin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)

ld hoyo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hoyaatin

hoyasho | hoyo |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg