Hubee
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)1. Cid qalab dagaal siin. 2. Cid dhar siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hubee ↴
aaladeysan | hubayn |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

