Hubkadhigid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qaadidda cid hub laga qaado.
Hubkadhigid
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(siyaa.) Dhimid, ama joojinta isticmaalidda hubka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hubkadhigid ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg