Huddan

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Socod tabar darro ku jirto.


Huddan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Socod tabar yar socosho; luudid.


Huddan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax la huday ahaansho.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huddan

huddamid | huddanaan | huddanaansho |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg