Hulaaq

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:

Gaaridda dab qoryo ama dhuxul la shiday wada gaaro. ld hulaaqid.


Hulaaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Dab shidmid.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hulaaq

hulaaqid |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg