Hunfey

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-yo, m.l)

Nooc shimbiraha ka mid ah oo hilibka iwm dafta; dafo.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hunfey


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg