Hunnuhunnu

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Hadal hoos loo yiri oo aan si wacan loo maqlayn. 2. War aan la hubin.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hunnuhunnu


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg