Huraanhuriye
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga:Nooc ka mid ah mariidka oo neefka ku rida neeftuur badan, sidii isagoo orod aad u dheer soo galay neefta ku xiranta dabadeedna wuu dhintaa.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga huraanhuriye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

