Hurdoyari

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Hurdo imaasho la'aan ama seexasho la'aan muddo caadi ah, taas oo keenta daal joogto ah.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga hurdoyari


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg